KOOXDAYADA

 
 

Waa kooxda xarunta difaaca sharciga oo la kulantay Xamse, waa 17 jir ka mid ah dadkii aanu caawinay, ka dib markii la siidaayay.

Waxaanu nahay garyaqaano iyo udoodeyaal dhanka xuquuqal insaanka ah oo leh aragti ah inay cadaalad helaan caruurta sida khaldan ee caddaalad darada ah ku xidhan Somaliland.

Waxaanu aaminsanahay in qofkasta gaar ahaan caruurtu ay xaq u leeyihiin isdifaacida iyada oo aan loo eegin waxa lagu soo eedeeyey.

Shaqadayadu waxay ka turjumaysaa arrinkan aanu aaminsanahay.

 La Kulan Kooxdayada

Nimco oo dacwadda Xamse isaga kala hadlaysa.

Nimco oo dacwadda Xamse isaga kala hadlaysa.

 

Ku-Soo Biir Kooxdayada

Haddii aad rumaysan tahay in qofkastaa u qalmo difaac sharci. Haddii aad aaminsan tahay in maxaabiistu aanay ahayn oo keliya dambiga ee galeen. Haddii aad doonayso in aad ka shaqayso adeega caddaalada ee bulshadaada.

Waxaanu doonaynaa in aanu kula kulano. 

Halkan noogu soo dir CV gaaga info@cldcsl.org.