
Halkan nagala soo dhixiidh.
Samatar oo 13 jir ah waa ka dib markii jeelka ay ka soo daysay Xarunta Difaacida Sharci ee Carruurtu.
Soo gudbinta dacwada
Xarunta Difaacida Sharci ee Carruurtu waxay siiyaan caruurta (17 ama ka yar) Somaliland ku xidhan adeeg sharci oo lacag la,aan ah. Si aad dacwad noogu soo gudbiso, Fadlan nagala soo xidhiidh Talafoonada ama soo booqo xafiiskayaga.
Telefanka: (0)63 7140666
Ciwaanka: Degmada 26 June District una dhaw Maxkamada Gobolka Hargeisa.
Xidhiidhka Guud
Haddii aad dooynayso in aad wax badan ka barato shaqadayada, Fadlan nagala soo xidhiidh emailkan info@cldcsl.org.
Idiris, oo ah Managing Lawyer, oo la kulmay Samatar.